Ramaax ayaa markale si toosa u farageliyay gobolka Saaxil oo uu ka arimiyo nin ka soo jeeda Awdal. Mar u warbixin siinayay hay’ad Carbeed ayuu soo qaatay Saaxil oo uu isagu ka soo jeedo sheegayna in Saaxilna abaar hayso taas oo dadbadan ku macneeyeen in uu ka xunyahay Sheekha Carabta ka yimi ee wax ka qabanaya abaaraha gobolka Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM