Badhasaab Ramaax ayaa beeniyay in uu laaluush ku noolyahay oo soo jeedinada ka dhanka maayerada Boorama iyo Baki uu laaluush ku baajiyo..wuxuna yiri anakaaba sii dirsana qadada markaan Baki ku socono maxaase yaala meesha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM