Badhasaabka Awdal ayaa booqdey Lughaya iyo xeebaha gobolka Awdal halkaas oo uu ka waramay wixii la hordhigey iyadoo dadka deegaanku la rafaadsanaayeen dhibaatooyin badan oo ka yimi roobab duufaano wata iyo abaaro aan waxba laga qaban oo muddo jirey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM