X

Ramaax oo cabsi awgeed amar dul dhigey shaqaalaha wata gaadiidka maamulka: Xereeya gawaadhida+MUUQAAL

Boorama–Badhasaabka Siilaanyo u fadhiya Awdal Ramaax ayaa amar dul dhigey shaqaalaha maamulka ee magaalada in ay gawaadhida ku xereeyan goob uu cayimay xilliga laga rawaxo shaqada. Kacdoonka reer Adal ayaa ku guulaystay in ay gaadhi ka kaxaystaan taas oo keentay in cabsi darted gawaadhida la xereeyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.