Badhasaabka Boorama Ramaax ayaa qado u sameeyay Daahir Rayaale halkaas oo ay isku arkeen dhamaan odayada, macalimiinta Camuud, madax jufeedyada, culimada. Hadalada ayaa u badnaa amaan iyo sheekooyin ku saabsan xilligii uu ahaa madaxweynaha Somaliland.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM