Badhasaabka Boorama Ramaax ayaa soo dhinac la safety muran ka taagan suldaanka beesha reer Dudub Cusmaan (Samaroon) oo la kala doortey laba suldaan. Ramaax ayaa ku tilmaamay kuwii dambe kuwo qaswadayaala oo aan ku jirin gudiga saxda ah ee beesha. Wasiir Abgaal ayaa isna tuurtey intiisa.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM