X

Ramaax oo eedayn la fuulay salaadiinta Awdal ee ka hadla dulmiga ka jira gobolka: khaati ayaan joogaa

Badhasaabka Boorama ayaa eedayn la fuulay oday dhaqameedyada gobolka ee soo faqa dulmiga iyo maamul xumada ka jirta magaalada. Wuxuu ku hanjabay in qori haday soo qaataan ay iska celin doonaan. Wuxuu yiri tv-da hanaga dacweynina ee noo yimaada waxase cad in oday dhaqameedyadu aadaan tv-da si loo maqlo. Ramaax ayaan si toosa u sheegin cida uu ujeedo waxase muuqata in uu istusayo Samsam in aan gobolka laga daba hadli karin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.