X

Ramaax oo furey tartan ciyaareed u dhexeeya dhalinta degmada Boorama

Gudoomiyaha gobolka Awdal ayaa furey tartan u dhexeeya dhalinta degmada Boorama kaas oo ka dhici doona garoonka kaliya e magaaladu leredahay ee aan wali la saarin dooga la sameeyo. Gudoomiyaha ciyaaraha ayaa isna hadlay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.