Ramaax oo Hargeysa ka soo celiyay dabdamis shaqaynaya iyo shaqaale loo qorayo
Badhasaabka gobolka Awdal Ramaax ayaa hanti reer AWdal lahaayeen oo ay ka shaqaynsiin waayeen sheegay in hadda shaqaale loo qorayo xafiisna yeelan doonaan. Reer Boorama ayaa gabay hawl muhiima oo ah in ay dadka ka badbaadiyaan dabka.