Ramaax ayaa ka hadlay duufaano ku dhiftey xeebaha gobolka Awdal waxa dhinaca kale la waraystey xildhibaan ka tirsan deegaanka Lughaya oo isna sheegay in xalay xaalku xumaa hadase ay u daran tahay laba doonyood oo ku xidhnaa xeebta.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM