X

Ramaax oo ka hadlay mashaariic maamulka ah oo laga fulinayo Boorama oo uu ku darsaday hanti dad leeyahay iyo suaalo laga waydiiyay kacdoonka

Badhasaabka Boorama oo ka soo noqday Hargeysa ayaa ka hadlay mashaariic uu sheegay in laga hirgelinayo magaalada oo ay ku jiraan hanti dad leeyahay oo la rabo in guri looga dhiso madaxda Hargeysa ka imanaysa sidas guriga martida. Ramaax oo sidoo kale wax laga waydiiyay suaalo la xiriira kacdoonka iyo gawaadhi laga kaxaystay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.