Boorama–Wakiilka Siilaanyo ee Boorama ayaa ka hadlay shil ka dhacay Borama oo nin watay gaadhi bilaa biriig ah uu hadana soo qaaday dumar taasi oo keentay in gaadhigii xadhiga goosto. Allaha ayaa u sahlay dumarkii saarnaa inkastoo xaalada qof la sheegay in dhaawiciisu xun yahay. Gawaadhiga dalka laga wato oo dhan ayaan jirin wax wada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS