Badhasaabka gobolka Awdal Ramaax ayaa ka xanaaqay dhul isaga lagu wareejay oo dan guud ahaa oo si saaxiibtinimo ah loogu wareejay cid kale haddase uu dhagax dhigey. Ramaax ayaa sheegay in aanu cidna uga haybaysan ee uu dhisayo guryaha danta guud.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM