Ramaax oo kabaha la durmaray shirkadaha korontada Boorama: waa dhiigmiiratayaal
Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa kabaha la dulmaray shirkadaha korontada magaalada Boorama oo diidey in ay halwado nal ku shidaan. Ramaax ayaa sheegay in anu aamuseyn ilaa inta ay garanayaan dantooda.