Boorama–Wakiilka Siilaanyo u fadhiya Boorama ayaa lacagtii ugu badneyd ku bixinaya qabanqaabada maalinta beesha dhexe ee 18 May calaacalna u direy reer Boorama isagoo niyada ku haya kacdoonka. Ramaax ayaa la arkayaa isagoo dul jooga gawaadhidii la soo ururiyay ee ku guulaystay in iyagu lacagta qaataan kana qayb galaan. Maalmaha noocana ayaa dadka reer Boorama helaan shaahooda.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM