Ramaax oo ku hanjabay inuu ruqsada kala noqonayo nootaayada shaqadooda gabay
Ramaax oo la hadlayay isku duwayaasha gobolka Awdal ayaa sheegay in uu ruqsada kala noqonayo kuwa gabey shaqadooda kulan uu la qaatay qaar ka tirsan shaqaalaha iyo iskuduwayaasha.