X

Ramaax oo radiyaha layskula hadlo u qaybiyay qaar ka tirsan ciidanka maamulka ee Borama

Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa radiyaha layskula hadlo u qaybiyay qaar ka tirsan ciidankiisa magaalada Boorama. Ramaax ayaa sheegay in diiwaangelinta awgeed loo baahdey radiyaha ridada gaaban.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.