Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa runta u sheegay laba shirkadood oo hawlgab noqdey hawshooduna ay sumeyso magaalada. Xerada hilibka lagu qalo hadaad tagto hilib dambe maad cunteen. Wuxuu kaloo sheegay in shirkada kale ee qashinka ay iyadna fashilantey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS