Xisbiga Faysal Wasaabe ayaa soo faqay cashuuro dheeraada oo masaakiinta gaadiidka wata si sharci daro ah looga qaado xilli dadku la tacaalayaan cashuuro saaida oo inta badan ay kgasaare ku qabaan. Muuse Biixi iyo ku xigeenkiisa ayaa isku qaata kumanaan doolara oo gobolku aanu awoodin.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS