Boorama–Badhasaabka Awdal Ramaax oo ku hanjabey in uu jeel ku gurayo dhalinta reer Awdal ee la sheegay in ay magaalada khaati ka dhigeen iyagoo isdilaya ama dadka kale wax u dhimaya. Ramaax ayaan ka hadlin hadalkii beenta ahaa ee uu ugu gafay Awdal.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM