Badhasaabka Boorama Ramaax ayaa deeq qalab ciyaareed ka gudoomey ururka ama wiilasha Cilmi Rooble Fure Foundation oo uu dhalay Cilmi Kabaal. Ramaax ayaa ka mahadceliyay deeqda waxana iyana goobta ka hadlay qaybaha ciyaaraha. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM