X

Ramaax oo wacad ku maray in uu sifeynayo isku duwayaasha fadhiidka ee hawshoodii gabey: 15 ma shaqeeyaan

Badhasaabka Boorama ayaa wacad ku maray in uu sifeyn doona isku duwayaasha gobolka oo hawshoodii gabey..wuxuu soo qaatay caafimaadka, beeraha wuxuuna wacad ku maray in uu farayo wasiirada in ay gutaan hawshooda oo bedelaan kuwa fadhiidka ah ee curyaamiyay gobolka. Dhinaca kale dabdamiskii magaalada e qurbajoogtu iibisey oo la socodsiin waayay ayaa lagu wareejiyay isaga.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.