Boorama–Xildhinbaan Abubakar Cabdi Good oo ka jeeda deegaanka Baki ayaa ka dalbaday Ramaax in uu raaligelin ka bixiyo hubka yaalay Baki ee uu ku sheegay mid argagixiso keensatay. Odayada deegaanka ayaa hore uga hadlay hubkan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM