X

Ramaax waa cadow gobolka Awdal oo loo soo direy: arag banaanbax ay dhigeen shacabka Baki

Baki–Shacabka Baki ayaa ka banaanbaxay cadowtinimadi uu kula kacay Ramaax isagoo isku direyay gobolka iyo Itoobiya oo xiriir fiican ka dhexeeyaan..Waxay yiraahaan waa cadow ku dhexjira dadka reer Awdal. Shacabka reer AWdal ayaa hadda ogaaday basaaska Siilaanyo u soo direy in uu isku diro dadka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.