Rashid Jaamac Dhari oo geed hoostii fadhiya Hargeysa ayaa si xun uga cadhoodey foolxumada qabyaalada beesha dhex isku hayso wuxuuna tilmaamay in hantidii gobolka loo gacangeliyay afar nin oo isku reera wuxuuna is waydiiyay dadkii kale meeye..walee fooqaqaa la dhistey ayaa layskugu daba iman.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM