X

Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiiyay arday iyo xiritaan kubadeed oo ka dhacay Jaamacada Camuud

Xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay arday iyo xiritaan koob kubadeed ayaa ka dhacay jaamacada Camuud ee Boorama. Waxa goobta ka hadlay macalimiinta Jaamacada Camuud iyo wasiir hore u joogey madgaalada.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.