Gobolada Woqooyiga Somaliya siiba magaalada Hargeysa waxa jooga dhaqaatiir Bakistaani ah iyo kuwo Kiiniya u dhashay oo kumanaan doolar ka qaata dadka masaakiinta ee tabaaleysan una badan haweenkeena marmarna xumeeya. Hadaba barnaamij laga diyariyay Hargeysa dinaca caafimaadka ayaa dhaqtar sidaasa laga masaafuriyay Hargeysa laakiin hadana dib loo arkey ninkii oo meelweyn furtey.
Dhaqtarka neerfaha ee magaalada Hargeysa ayaa sheegay in dhalinyar reer Boorama ah ay Hargeysa ninkaasi ku soo celiyeen. Burburka dalka ayaa waxa ka faaiideysta kooxo dhaqaaytiir sheeganaysa oo kumanaan doolar ka qwaata dadkeena kadibna sun siiya iyadoo ayna jirin maamul awood leh oo fahmi dhibaatooyinka ay keenayaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM