Golaha deegaanka degmada Boorama ayaa codsaday ilaalinta nabadgalyada maadaama ay magaaladu martigelinayso ciyaaraha oo ay iman doonaan dhalinyar ka timaada magaalooyinka kale ee ka mida maamulka Somaliland. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS.COM