Xildhibaan Xoog oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa sheegay in aaan reer Awdal loo joojinayn hadii kooramku buuxsamo. Wuxuuna sheegay in xeerka doorashada ee saamiga aan la ansixin ee la lagu daray dooda sida uu yiriye. Xildhibaanada beesha dhexe ayaan marnaba ogoleyn in xildhibaano dheeraada ay qaataan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM