Fikir ururin lala dhexmaray dhalinta waxgaradka ah iyo shacabka magaalada Boorama qaar ka mida ayaa reer Boorama fahmeen ruwaayada kla socota Hargeysa ee hal reer isku eryanayo xukunka..iyagoo u sheegay laba siyaasi oo ku dhex habsaamay beesha dhexe in ay iskaga dhex baxaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM