X

Reer Awdal oo ka hadlay arin wada mideysay

Dadweynaha reer Awdal ayaa ka hadlay arin wada mideysay mar ay saxaafadu la dhexmartey magaalada Boorama bal in ay ka hadlaan arintaan. Dadweynaha ayaa cod dheer ku sheegay halka sartu ka qudhuntey oo saamaysay nolosha.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.