X

Reer Awdalow iska warwareega cadceeda kaadhkana qaata: Maxamed Cali iyo C/rashiid Xasan Mataan

Musharax ku xigeenka Wadani Maxamed Cali iyo C/rashiid Xasan Mataan ayaa reer Awdal oo si ula kaca loo khalkhaliyay u sheegay inay iska warwareegaan cadceeda kaadhkana qaataan halka maayerku dalbadey in maalmo lagu daro.

Dadka qaar ayaa is waydiinaya in loo codeyn karo siyaasiyiin sidaasa oo dadkooda dhibka la jecel kana hadli Karin ula kaca lagu sameeyay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.