X

Reer Awdalow maad nagu daba dheganaan doontaan ilaa qiyaamiyaha taageera suldaan Wabar: Caaqil Rubaax oo reer Hargeysa ah+MUUQAAL

Hargeysa 10 Jan 2015–Caaqil Rubaax oo reer Hargeysa ah ayaa taageero u fidiyay kacdoonka reer Adal sheegayna in been lagu noolaa rubuc qarni ictiraafna aanu jirin reer Adalna lagu xidhay kontayner. Nagu daba dheganaan maysaane samaysta wixiina kuwa ku jira xukuumada Siilaanyaan la hadlayaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.