X

Reer Awdalow Muuse Biixi qori caaradii ayuu fahmaa ee ka heli maysaan saami: Cali Faarax

Reer Awdalow Muuse Biixi qori caaradii ayuu fahmaa ee ka heli maysaan saami waa hadalkii siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo dul istaagey saamiga qaybsiga ay ka hadleen xildhibaanada Awdal u jooga Hargeysa.


Ugu dambeyn wuxuu ku soo koobey ā€¯hadaad dhiig leedihiin ma arko in aad doorashadaa gashaan hadaad tihiin maxaa cunaana dee idinka iyo yeelkiin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=4Hkd66EydoQ[/embedyt]


ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.