X

Reer Awdalstate Siilaanyaa aqoonsaday deegaankiisiina calankii Somaliyaa ka taagan Khaatumo aragney yuu xukumayaa+MUUQAAL

Suldaan Sabayso oo ah salaadiinta beesha Isaaq ee Subeer Awal ayaa sheegay in dhulkii Siilaanyo calanka Somaliya ka taagan yahay.In Siilaanyo aqoonsaday reer Awdalstate, Khaatumo State waan ognahay xaalkeeda hadana wuxuu rabaa muddo kordhin wuxuuna is waydiiyay waxa uu ku rabo muddo kordhin.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.