Saynab Xaaji Maxamed oo taageersan Siilaanyo ayaa reer Berbera ka cabsiisay sheegtayna in reer Berbera ka bixi waayeen haamaha anagaa leh oo warshada sibidhka anagaa leh waxayna kaga cabsiisay in haamaha laga qaadi doono oo Saylac iyo Lughaya la gayn doono aad haawataane. Waa markii ugu horeysay oo reer Berbera lagu cabsiiyo in Lughaya la gaynayo haamaha.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM