Berbera–Shacabka reer Berbera ayaa ka cadhooday maayerka magaalada oo fooqaq ka dhistey cashuurtii magaalada isagoo shaqaale farabadan eryay manta iyaguna qarxiyeen siro badan oo ka jira magaalada oo hantida shacabka lagu dhaco.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM