Reer Burco oo diidey in laga bilaabo diiwangelinta iyo gudiga doorashada oo ka hadlay
Duqeyda gobolka Togdheer ayaa diidey in diiwaangelinta iyaga laga bilaabo,, waxayna dalbadeen in meelo kale bilaabo. Lama garankaro waxay ku diideen in iyaga laga bilaabo.