Intii burburka kadfib waxa si xoga ugu soo bastey gaadhi Hindiga oo aan laga aqoon Somaliya kaliya marmar laga isticmaali jirey Muqdisho laakiin markii dambe la madnuucey. Gaadhi Hindigan loo yaqaan Bajaaj ayaa faaiido ku soo kordhiyay dhalinyar bilaa shaqo ah waxase jirta khatar uu leyahay iyadoo dalka ayna ka jirin dawlado la aqoonsan yahay oo awood leh.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS