X

Reer Buuhoodle oo Camey ku wareejiyay gaadiid dagaal: SAWIRO

Reer Buuhoodle oo Camey ku wareejiyay gaadiid dagaaL. Mid ka mid ah Beelaha dega Magalada Buuhodle ayaa la sheegay in hubkaasi ay ku wareejiyeen mudane Camey,kadib markii uu ka dalbaday dadka ku nool Buuhoodle in ay ka qeyb qaataan dagaalka ay kula jiraan Soomaaliland.



Ilaa 4 Gaadiidka Tiknikada loo yaqaano iyo Ciidamo la socda ayaa la sheegay in Madaxweyne ku xigeenka Puntland Cabdi Xakiin Cameey uu ku wareejiyey Nin matalayey Bulshada ku nool Magalada Buuhoodle kaas oo Magaciisa lagu sheegay Bashiir Osman Waraabe.



 

 

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ngotpuoazrs[/embedyt]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.