Reer Toronto oo xaflad ayna u kala hadhin u dhigey xildhibaan ku soo baxay golaha barlamaanka Kanada+fanaanka Cawaale
Jaaliyada Somalida Toronto ayaa xaflad tageero ah u sameeyay xildhibaanka u soo baxay golaha barlamaanka dalkaasi. Axmed Xuseen ayaa usbuucii kahor si lama filaana ku soo baxay doorashadii ka dhacaday dalkaasi.