Reer Yurub ayaa diyaarinaya qorshe ka dhana xagjir Trump oo ku aadan Qudus. Madaxda reer galbeedka oo shir ka yeelanaya Al-Qudus ayaa niyadjab ku ridaya Trump.
Faransiiska iyo Beljimka ayaa qorshaynaya in ay xubnaha kale ee midowga Yurub hordhigaan qorshe ah in Al-Qudus tahay magaalo la wada leeyahay oo ka dhaxaysa dadka degan.
Warbixin uu bixiyay sarkaal Yuhuuda oo ka tirsan wasaarada arimaha dibedda uuna ku qorey bartiisa Twitter ayuu deg deg u codsaday in wadahadal lala galo Falastiinta.
Sarkaalkan ayaa sheegay in warbixinta midowga Yurub noqon doonto mid adag.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS