X

Roob doon uu ka qaybgalay raiisal wasaaraha oo Muqdisho ka dhacay: SAWIRO

Roob doon uu ka qaybgalay raiisal wasaaraha oo Muqdisho ka dhacay. Isku soo baxan ayaa RABIGEENA awooda leh lagu waydiistey in uu dhibka iyo roob la’aanta ka dul qaado.

Banaanbaxan oo dhowaan ay ku baaqay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee Bulshada.


Masjidka Isbaheysiga Qaranka ayaa lagu tukadanaya Salaad Roob doon ah .

Culimadda Soomaaliyeed ayaa Bulshada ugu baaqaya in ay Soomaan oo ay Alle Baryaan.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.