Roob maalmihii u dambeeyay Boorama ka da’aayay oo barakac abuurey. Raxmada RABI ayaa gobolka ka qaadin ayadoo sanadihii u dambeeyay nimcadu jiiftey. Gobolka ayay abaartu ku raagtey. Ma jirin cid wax u qabatey dadaa masaakiinta ee roobku barakiciyay.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=sxQ9Ox0kz-w[/embedyt]
Maxamed Yusuf
ARAABINEWS