X

Roobab laxaadleh oo ka da’ay Boorama oo keenay in hal qoys aqalkoodu ku soo dumo

Magaalada Boorama ayaa waxa ka da’ay roobab xoogan oo ka mida nimcooyinkii RABI u shubey ee dadkuna baryayeen waxase aqalkoodu ku soo dumey qoys danyara oo ay ku jirto haweenay uuurleh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.