X

Roobab lagu qabowsaday oo ka degay caasimada Awdal ee Boorama+MUUQAAL

Boorama–Roob aad loogu qabowsaday ayaa ka da,ay caasimada gobolka Awdal ee Boorama halkaas oo uu dhigey dhooqo farabadan. Goobaha ganacsiga ayaa badankooda ayaa la xidhay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.