X

Roobabka gu’ga oo si xoogleh uga da,aya Boorama iyo laba gabdhood oo laga badbaadiyay daad+MUUQAAL

Boorama–Roobabka gu’ga ayaa ka hilaacay dhamaan gobolada dalka oo ay ku jirto Boorama halkaas oo roob saacado badan da’ayay uu kala xidhey isku socodka magaalooyinka Camuud iyo Boorama. Dooxa qoorgaab ee kala badha labada magaalo ayaa ardaydu dirqi kaga talaabeen iyadoo laga badbaadiyay laba gabdhood.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.