X

Rooda Axmed oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe oo u sheegtay kuwa la siiyay haamaha in warqad looga qaadi doono

Gudoomiyaha xisbiga UCID ee Saaxil ayaa hanjabaad u dirtey kuwa la soiiyay haamaha Berbera sheegtayna in warqada lagu siiyay looga qaadi doono. Rooda ayaa sheegtay in Siilaanyo cabudhin ka wado Berbera laakiin uu ka shalayn doono.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.