Xoghayaha xisbiga UCID ee gobolka Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa afka goosatey odayo beesheeda ah oo hanjabaad Berbera uga direy Samaroonka Saylac oo iyagu ka cawdey nin Faysal Magafe la yiraa oo dadka dhibaato ku haya dhowr jeerna cabasho laga gudbiyay laakiin aan waxba laga qaban.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS