Rugta buugta oo Boorama ku taamaysey oo xariga laga jaray
Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Saylici oo olole doorasho ku Jira ayaa xariga ka jaray rugta buugaagta oo Boorama in muddo ah ku taamaysey. Rugtan ayaa la dhigey buugaag kala duwan waxana la rajaynayaa in ay korto.